HIMILO International Civic Development Agency (HICDA)
  • Home
  • About Us
  • Events
  • Projects
    • Bandiiradlay Hospital
    • Education >
      • Al-Sha'ab School
      • Galkayo University (GU)
      • Other Schools
    • Orphanages
    • Development of the Mudug Orphanage Centre
  • Videos
    • Education
    • Health
    • Orphan Testimony
  • Gallery

Masawirada Dugsiga Galinso

Waxaan halkaan idinku soo gudbinayaa masawirada dugsiga galinsor oo dhowr jeer la i weydiiyay, wiilasha waxaa wax loogu dhigaa qolkaas yarkaa , dhulka ma shmiisteesna sidaad u aragtaan, gabdhahana waxay dugsiga ku dhigtaan geedka quraca hoostiisa. marka waa in aan wax ka badalnaa, dadka meesha ku nool caadi ayay u arkaan , maadaama aysan wax kale arag.

Powered by Create your own unique website with customizable templates.