Upcoming Events
Teleconference ku saabsan casriyeenta isbitaalka GalkacyoDhammaan walaalaha reer Galmudug ee ku kala nool aduunyada dacalladeeda , waxaa lagu wargalinayaa in ay ka soo qayb galaan teleconference looga hadli doono sidii loo casriyeen lahaa Isbitaalka Galkacyo. Hadii uu hirgalo mashruucan casriyeyntu, bulshada Galmudug iyo inta la dariska ahi waxay helayaan daryeel caafimaad oo tayo leh, umana baahanayaan in ay ugu safraan daryeel caafimaad wadamada dariskaa sida Kenya, Ethiopia iyo Dubai. Qalabkan oo ay diyaarisay hay'ad samafal oo ka hawl gasho magaalada Salt Lake City, UT ee dalkan Maraykanka, waxuu Qiimahiisu kor u dhaafaya $400,000.
Balse Jaaliyadaha waxaa laga rabaa in ay bixiyaan kharashka raridda qalabka iyo badalidda xooga korontada (110w to 240W). qalabka oo farabadan waxaa ka mida !- Complete Blood Count (CBC) 2- Machine Hematology 3- Biochemistry Machine 4- X-Ray, Portable Machine 5- Ultrasound Machine 6- Pulse Ox Meter Machine with 7- Monitoring B/P 8- Electric Surgery (Electric Knife Surgery) 9- Oxygen Concentrator Machine 10- Emergency Trollies 11- Vacuum Extractor 12- Generators 13- Beds (50) Guddiyada wadamada waxaa si gaar ah looga codsanayaa ka soo qayb galkooda . arintaan waa kaalmo walaal iyo dhigaal aakhiro. Waxaa hadalka lagu casoomay: Dr. abdirasaq Dalmar Madaxa MDO. Mohamed Abdi Agaasimaha IsbitaalkaGalkacyo. Teleconference‐ka wuxuu dhacayaa maalinta Sabtida 26th April saacadu markay tahay:
Numberka la soo galayaa waa sidatan: Dial: 712‐432‐0075 Code: 712771# Mahadsanidiin Ing. Mohamed Ali Aden Himilo. Canada |
Past Events
'Celebrating our Successes'On Sunday February 17, 2014, Himilo held an event to celebrate a year of successes. The event was a great success with many members from the community in attendance. Some of the members included Toronto Police Division 23 and Division 22, a principal from a local middle school and key stakeholders of the Somali Community in Toronto. In addition to these community members, three partnering organizations were also in attendance such as Daynile Elementary School representative, Mataban Elementary School representative and Habiba from Jowhar hospital.
Thank you to all the volunteers, supporters and members of the community for making this event possible! |
Minneapolis and Rochester - Fundraising EventOn Saturday July 6, 2013 HICDA met with it's supporters from Minneapolis and Rocheter and held an extremely successful event. The event was well attended and through various pledges and donations HICDA was able to meet their fundraising target. We would like to thank all of the organizers of this event - without the organizers, the event would not have been possible. Some of the key speakers were Mohamed Ali, Abdullahi Shire, Abdulaziz M. Ghedi and Mursal Farah.
|
Fundraising Event in Chicago, IllinoisThe president of HICDA, Mohamed Ali Aden, met with some of the Somali community in Chicago to discuss how they can help sponsor orphans in back home. After an eventful discussion there was an agreement made that the Somali community in Chicago will sponsor twenty (20) orphans.
|