Wararka
Mercy USA and their Humanitrion Mission in Somalia
Mercy USA for Aid & Development held an introductory meeting at Heron Gate Community Center in Ottawa Canada on March 28 2009. A similar meeting was held in Toronto on March 20th. Afenglish/ In English
Kusimaha Madaxweynaha GalMudug Cumar Suuri oo Qayla dhaan ka soo saaray Abaaro iyo biyo la’an ka jirta deegnoo ka tirsan Galmudug State
Kusimaha Madaxweynaha GalMudug Cumar Suuri oo Qayla dhaan ka soo saaray Abaaro iyo biyo la’an ka jirta deegnoo ka tirsan Galmudug State
Waa xilligii ABAARAHA
Sannadkii hore ee 2008 waxaa gobollada dhexe ka dhacay abaar aad u xun oo laysay dad iyo duunyaba ,waxaa baaba’ay dhaqaalihii ay dadku ku tiirsanaayeen , waxaa hoos u dhac ku yimid jiilkii soo karayay, waxaa nabaad guuray deegaankii markii ay dhirtii qalashay, waxaase intaa ka sii dhib badan in arrintu ay halkeedii taagan tahay. Waxaa lagu jiraa billawgii jiilaalka, waxaa hoos u dhacayo heerka biyaha dhulka hoostiisa ku jiro, waxaana qalali doono ceelal badan oo hadda lacabao, waxaa gabaabsi noqonayo daaqa, xooluhuna waxay gabi doonaan in ay daaq tagaan tabar yari awgeed.
Sawiradii ugu dambeeyay ee Dugsiga Shacab
The London community donated $2,250 to aid in the construction of the Sha'ab school.
Jaaliyadda Gal-Muddug ee magaalada London, ayaa maanta mashruuca waxbarashada Al-Shacab ee Gaalkacyo ugu deeqday lacag dhan 2,250 labo kun .labo boqol iyo konton doolarka Maraykanka ah.
Anigoo ah Mohamed Ali Aden,kana tirsan ururka Himilo International Civic Development Agency iyo guddiga dugsiga iyo dhismaha Shacac ee Canada(kanada) waxaan ilaah ka sakow u mahad celinayaa dhammaan jalliyadda dibadda iyo kuwa waddanka gudihiisa joogo sida hagar la aanta ah oo ay noo kaalmeeyeen si aan u dhisno dugsgaan sare ee Shacab. Ilaahay kulligiin ajir ha idinka siiyo
Dugsiyadda Nidaamiga ee ka dhisan deegaanka Galmudug
Aad ayaan uga naxay markaan arkay in ardayda waxbarashada ka aado dhulka hoos yimaado galmudug ay sidaas u yaryihiin, waxaad durbadiiba kuu soo baxayo kaalinta ay jaaliyadda dibadda uga jirto dhanka waxbarashada gobolka, iyo sida ay u yaryihiin dadka waxbarto,waxaa aad u yaabadan mujtamac dadkiisi halkaas waxbarasho ka joogo sida uu mujtamacyada kale wax ula qaybsankaro
Donation from Finland
Jaaliyadda GalMudug dalka Filand oo dhismaha masharuuc dugsi Sare oo ku yaal Magaalada Gaalkacyo ugu deeqday lacag dhan $ 2000 oo doolarka Maraykanka ah.
Latest pictures from the constrcution of the Shacab School
Pictures were taken in December of 2008
Jaaliyadda Soomaliyeed ee ku nool Dalka Kanada oo Deeq Rashin iyo Bacaha Roobka laga galo gaarsiiyay Dadka ka soo barakacay Dagaallada Muqdishu
Hay’adda Samafalka Wadaniga ah ee Baniadam ayaa gaarsiisay deeq isgu jirta raashin kala ah Galley, Digir, Saliid iyo Bacaha Roobka laga galo qaar kamid ah dadka ka soo barakacay dagaallada ka socda magaalada Mogadishu.
UN official sounds famine alarm in Horn of Africa
Wealthy countries must come up with some $700 million in emergency aid soon or Horn of Africa countries like Ethiopia and Somalia may descend into full-scale famine, the United Nations said on Friday. Afenglish/ In English
Ciidulfidri (Sakaatulfidri)![]()
Waxaa walaalaha debedda ku nool dhamaantood la ogaysiinayaa in aan bilawnay aruurintii ciidulfidriga (Sakaatulfidri) , si loo gaarsiiyo dadka masaakiinta ah ama agoonta ku dhibaataysan magaalada Gaalkacyo ama gobolka guud ahaan.
UN monitors say three million need aid in Somalia
More than three million Somalis will need humanitarian help at least until year's end owing to high food prices and prolonged drought and insecurity in the troubled nation, a UN report warned Friday. Afenglish/ In English
UN and NGOs condemn attacks on Somali students, teachers and schools
UN and humanitarian aid agencies working together to support education in crisis-affected areas of Somalia have condemned recent attacks on students, teachers and schools in Mogadishu. Afenglish/ In English
Food Shipments to Somalia at Risk, As Canadian Escort Vessel Nears End of Duty
The World Food Program says it needs to bring about 150 thousand tons of food into Somalia over the next three months. However, as of September 27th, food ships will no longer have an armed escort vessel, and shippers are fearful of entering Somali waters due to piracy. Afenglish/ In English
SOMALIA: Conditions getting worse in IDP camps
Conditions for thousands of internally displaced persons (IDPs) camping on the outskirts of the Somali capital Mogadishu are getting worse, with malnutrition cases increasing as more arrive daily, sources told IRIN. Afenglish/ In English
Australia Oo Kooxo Diblomasiyiin & Boliis U Soo Dirtay Qaarada Afrika
Waxay shaaca ka qaaday iney bariga & galbeedka Afrika u direyso kooxo isugu jirta Diblumaasiyiin iyo Saraakiil Boolis ah kuwaasoo gacan ka geysan doona sidii loo sii deyn lahaa Wariyayaasha u kala dhashay Austrelia & Canada oo looga heysto degaano ka tisan Gobolada benaadir & Sh/hoose ee Soomaaliya.
The impact of the food crisis in Africa on childrens education
Audio interview by Paul O’Brien, Overseas Director for Concern, recently returned from Ethiopia, Somalia and Kenya was interviewed on the Today Show, on RTE Radio 1 on Wednesday 6 August. Afenglish/ In English
IMC Steps Up Response to Humanitarian Crisis in Somalia
International Medical Corps (IMC) has positioned additional health workers and medical supplies to address the most urgent health problems of tens of thousands of displaced Somalis in and around the western city of Beletweyne.
La haystayaal Talyaani ah oo la sii daayay
Shaqaale u dhashay dalka Talyaaniga oo lagu magacaabo Jolanda Occhipinti iyo Giuliano Paganini oo tan iyo bishii Mai 2008 u afduubnaa dabley Soomaali ah ayaa lasii daayey
Agaasimihii xerada Dhalinta Kacaanka Lafoole oo la toogtay
Kooxo dabley ah oo ku hubeysnaa hub gacmeedka loo yaqaano bastooladaha ayaa goor dhaweyd dil u geystay Alle ha u naxariistee C/qaadir Yuusuf Kaariye



